Dood Cilmiyeed ku saabsan doorashada Dadban ee Soomaaliya oo lagu qabtay Garowe
Xarunta horumarinta ee Salaama oo kaashanaysay wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Puntland ayaa maanta jaamacadda PSU ku qabtay Dood cilmiyeed looga hadlayey arimaha Doorashooyinka Dadban Ee Soomaaliya 2016. Dood cilmiyeen ayaa waxaa ka soo qayb galay aqoon yahano, ardayda jaamacadaha iyo masuuliyiin ka socotay Dawladda Puntland oo uu hurmuud u ahaa wasiirka waxbarashada Dr, Abshir Yuusuf […]
Dood Cilmiyeed ku saabsan doorashada Dadban ee Soomaaliya oo lagu qabtay Garowe Read More »


