Shirwaynihii Asbuuca Hal-abuurka Caalamiga ee Garowe
Xarunta Hormarinta Salaam iyo Ururka shaqo-doon oo kaashanaya wasaarada dhalinyarada, shaqada & shaqaalaha ayaa waxa ay qabteen Shirweyne lagu xusayo asbuuca hal abuurka caalamiga ah taas oo ka dhacdey Magalada Garowe waxana kasoo qaybgalay in ka badan 400 dhalinyaro ah iyo 100 qof oo kale oo isugu jiray Ganacsato iyo shakhsiyaad ka socday daneeyayaasha […]
Shirwaynihii Asbuuca Hal-abuurka Caalamiga ee Garowe Read More »